Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Sharma el Sheikh kula kulmay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa madasha shirka Sharma el Sheikh kula kulmay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika Akinwumi Adesina. Waxay si gaar …

2nd October 2024  admin  

Mareykanka oo liiska madow ku daray xubno Al-Shabaab ah iyo shaqsiyaad ku xira⁹ Dawladda Maraykanka ayaa manata liiska madaw ku dartay xubno kale oo ka mid ah ururka Al-Shabaab iyo shaqsiyaad xiriir la leh kooxda. War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda …

2nd October 2024  admin  

Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa si rasmi ah u hakiyey doorashadii qof iyo cod ee degmooyinka Garoowe, Godobjiiraan iyo Dangorayo ee gobolka Nugaal – sababo amni awgeed, sida ay sheegeen guddigu. …

2nd October 2024  admin  

Maleeshiyaad ka soo jeeda beesha Ciise Maxamuud oo ku doodaya inaY Caasimadda gaar u leeyihiin, ayaa mar kale Isbaaro u dhigtay Sanaadiiqdii doorashada oo bililiqaystay Waraaqihii lagu codayn lahaa. Maleeshiyaadkan ayaa ka amar qaata Wasiirkii hore ee Maaliyadda Xasan Abgaal …