Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Culusoow oo ammaanay Kalgii Talisnimadiisa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow oo uu wehliyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre iyo madaxweyneyaasha maamul goboleedyada iyo duqa magaalada Muqdishu ayaa ammaanay heshiiska ay xalay gaareen hoggaamiyayaasha siyaasadda ee dalka. …

2nd October 2024  admin  

Safaaradda Maraykanka oo ka cabatay bahdil ay u gaysteen ciidamado Soomaaliyeed Warqad loo dusiyay warbaahinta oo si gooni ah ugu socotay wasiirka arimaha dibadda ee Soomaaliya, Abshir Cumar Huruuse, ayaa safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya waxay uga cabatay ciidamada Soomaaliyeed ee …

2nd October 2024  admin  

Golaha Wadatashiga Qaran oo gaaray heshiis wax ka bedelaya nidaamka dawliga ah Shirkii maalmahanba u socday Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya ayaa xilli dambe oo xalay ahayd la soo gebagebeeyey, iyada oo laga soo saaray bayaan ka kooban illaa 12 …

2nd October 2024  admin  

Warsaxaafadeedjka Madasha Wadatashiga Qaranka …