Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd December 2024  admin  

Shirwaynihii Beesha reer Salax iyo Bahwadaagtooda oo  la soo geba gabeeyey, Shirwaynihii beesha reer Saalax ee Warsangeli iyo bahwadaagooda ee ka socday degaanada Habar shiro ayaa la soo geba gabeeyey https://youtu.be/aClN1rccQZA…

22nd December 2024  admin  

Bulshada degmada  Badhan ee  gobolka Sanaag ayaa isku tashaday una jeesatay dhanka horumarkam iyaga oo aan  bulshada caalamka u gacan hoorsanayn. Sawirada hoose dhowaan ayaa xariga laga jaray …

22nd December 2024  admin  

“Macno weyn samayn mayso idinkoo Bulshada  Soomaaliyed  la hadlaya inaad   afqalaad ku wada khudbadaysaan .Sidaa waxa yiri madaxweynaha Jubbalan Sayid Axmed Madoobe https://youtu.be/YstRdoaNtjo…

22nd December 2024  admin  

SNM iyo Alshabaabka konfurta Soomaaliya oo si wada jir ah uga hor yimid warmuriyeedkii IGAD https://youtu.be/nQb7nvANTcI  …