Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
23rd December 2024 admin
Fanaankii ay Dadaqalatooyinku Muqdushu ku dileen maalintii shalay heestan ayuu qaadi jiray Allah ha u naxariistee Cabdi Maxamed Jaamac Safaari waa tan heestiisii …
23rd December 2024 admin
Kiinyaaitgii doonayey inay badda Soomaaliya dhacaan Waa isu soo habar wacdeen, halka Soomaalida iyagu weli ay qabyaaladdu kala xoog wayn tahay Qaranimadda Macalimiintii sharciga ka dhgi jiray jaaamacadaha ugu caansan aduunka oo asalkoodu ahaa Kiinyaatiga maanta maxkamadda ayeey fadhiyeen …
23rd December 2024 admin
Siyaasiyiinta beesha Isaaq dhexdhexaad kama aha badda ay Soomaalida iyo Kenya ay isku haystaan. Waxayna la jiraan Kenya. Waxay Kenya iyo Itoobiya ugu baaqeen inay Walawaynta qabsadaan …
23rd December 2024 admin
MUDAAHARAAD LOOGA SOO HORJEEDO KENYA OO KA DHACAY HEGUE …