Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

16th September 2024  admin  

Shacabka: Madaxweeyne qarax iyo amni darro ayaa na heeysata ee maxaad xal u heeysaa? Madaxweeyne Hassan: Doorashadaa! Doorashada cid aan anniga aheen ma ku soo baxeedo. Shacabka: Doorasho kuma weeydiin ee qarax iyo amni darro ayaan kaalla hadleeynaa. Madaxeeyne …

16th September 2024  admin  

Laacibka kaciyaara rubaca danbe kubada cagta ee kooxda San Francisco 49ers  Colin Kaepernick ayaa diiday inuu u istaago heesta astaanka qaranka Mareykanka oo la qaado ka hor inta aysan cayaaruhu bilaabanin.Cayaaryahankani wuxuu si cad u sheegay inuusan xurmaynin una istaagaynin …

16th September 2024  admin  

Ibraahim Aadan Ibrahim oo ku magac dheeraa Naddara, ayaa Caawa Isku soo dhiibay Dowladda Soomaaliya. Dowlada Somalia ayaa u soo Bandhigtay Dadqalkan  Saxaafada waxaana lagu Soo Bandhigay Goordhow oo Caawa ah Magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia. Ibraahim Ayaa sheegay in …

16th September 2024  admin  

Madaxweyne ku xigeenka iyo ra’isawasaaraha dalka Isuaga Imaaraadka Carabta oo ah ninka Dubai Xukuma Sheikh Mohammed bin Rashid Al Maktoum, ayaa waxa uu kormeer ku tegay  xafiisyo badan oo  dawladdisa ah  iyo wakaalado subaxnimadii Axada si uu ugu kuur galo …