Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th September 2024  admin  

Qabiilada Soomaalida waa in ay noqdaan kabaha ay xiranayaan kuwo isku nambar ah, taasina waa fakirka ay aaminsanyihiin dadka qaarkiis. Hadaba, waxaa waqtigan soo baxaya fikrado sheegaya in aqalka sare gebi ahaantiisba la laalo oo qashinka lagu darro, ama in …

20th September 2024  admin  

Sanadkii 2000,  dorashaddii ugu  horaysay ee dawladdii KMG ee lagu qabtay dalka Jabuui, ayaa Soomaali badan waxay la yaabanaayeen in labo nin oo ilmo adeer ah, oo isu arkayey inay  yihiin beeshii ku guulaysay dagaalkii sokeeye ee Somaaliya, ay Soomaali …

20th September 2024  admin  

Daawo dhismayaasha Jaamacadda Maakhir oo maraya halkii ugu danbaysay. Xaquuqda sawirada waxa iska leh Osman Shireh …

20th September 2024  admin  

    Biladda SNM  gudoonsiiyaan dagaal oogayaashooda dadka laaya ama ku bahdila Burco iyo Hargaysa,  ayaa sanadkan waxa kuu guulaystay hogaamiyaha Xisbiga  beesha Garxejis Cabdiraxmaan Ciro oo sanadka aynu jirno  horaaniisa dharbaaxo kala daalay mid ka mid ah  Marabida la …