Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Xildhibaan Soomaali ah oo loo doortay baarlamanka Alberta, Canada Xisbiga United Conservative Party (UCP) ee Canada ayaa mar kale kuraas aqlabiyad ah ku guuleystay doorashada gobolka Alberta oo dhacday Isniintii shalay. Dhanka Soomaalida, waxey markii ugu horreysay yeesheen xildhibaan heer …

1st October 2024  admin  

Deni “waa in Somaliland ay qayb ka ahaataa wadahadal kasta oo looga hadlayo arrimaha Soomaalida” Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa ka hadlay wareysi dhowaan laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ay la yeelaty safiirka mareykanka ee Soomaaliya isla markaana muddo …

1st October 2024  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Dekadda Boosaaso oo Dhismihii iyo Horumarintii lagu balaarinayay ay meel wanaagsan marayso, Madaxweynaha ayaa booqday qeybaha kala duwan ee dhismuhu ka socdo wuxuuna Warbixin ka dhegaystay Masuuliyiinta Wasaaradda Dekadaha iyo …

1st October 2024  admin  

Isu soo bax lagu taageerayay Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo ka dhacay Muqdisho  Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka JFS  Maamulka Gobolka Banaadir iyo mas’uuliyiin kale ayaa galabta ka qeyb galay dibadbax nabadeed oo ay Bulshada magaalada Muqdisho ku muujinayeen sida ay ugu …