Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

14th May 2025  admin  

Madaxweyne ku xigeenka Koonfurta Sudan oo xabsiga la dhigay iyo xaalka ka sii daraya Xariga madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Koonfurta Suudaan Riek Machar ayaa si hufan u burburay heshiiskii nabadda ee 2018-kii ee lagu soo afjaray dagaalladii sokeeye ee …

14th May 2025  admin  

Puntland ayaa soo bandhigtay baasaboorada ajaaniib laga heley buuraha Calmiskaad: Dawladda bandhigay ayaa soo bandhigtay Baasaboorada dalaka Sucuudi, Jarmal, Argentine, Tuunisiya, Tansaniya, Kenya Lubnaan, Baxrayn, Bangladesh, & K. Afrika. Basabooradan ayaa laga helay godadka buuraha Calmiskaad This striking video …

14th May 2025  admin  

Wasiirka warfaafinta PL Maxamuud Caydiid Dirir, oo ah geesi aan gaban, lana mid ahayn siyasiyiinta hore ee Puntland ayaa waraysi uu bixiyey ku sheegay in reerka ay Soomaali ka degi la’dahay ay yihiin beesha Isaaq, …

14th May 2025  admin  

Muxuu muhiim u yahay deegaanka Masaajid Cali-Gaduud oo ay al Shabab iyo ciidanka dowladdu ku dagaalameen marar kala duwan? Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal maanta ciidamada dowladda federaalka oo ay wehliyaan kuwa deegaanka iyo kooxda al-Shabaab ku …