Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th September 2024  admin  

Guri Ceel iyo Cadaado haddi ay maamul goboleed noqdeen   maxaa diidaya  in  Jalalaqso iyo Garisyaani ay iyagna maamul samaystaan. Jowharna Maaml goboleed loo sameeyo https://youtu.be/uyF1PgJacpw . …

20th September 2024  admin  

Soomaali isuma Habar wacan HAG ayaa soo guuray Doodii maanta ee Maxkamaddii caalamia ahayd  Somaaliya waxa u hadlay Afar Qareen oo Caalami ah,  dhinaca  Soomaalida waxa goob joog ka ahaa  kooxdii HAG ee magaca Soomaaliyeed  ku qaraaban jirtay. Halkan ka …

20th September 2024  admin  

  Ra’iisul-wasaaraha dawladda Federaalka Soomaaliya oo si diirran loogu soo dhoweeyey Caasimadda Puntland ee Garoowe. Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20 September, 2016 Magaalada Garoowe kusoo dhoweeyey Ra’iisul-wasaaraha dawladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke …

20th September 2024  admin  

Fanaankii ay Dadaqalatooyinku Muqdushu ku dileen maalintii shalay heestan ayuu qaadi jiray Allah ha u naxariistee Cabdi Maxamed Jaamac Safaari waa tan heestiisii …