Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th September 2024  admin  

Madxweeynihii horre ee waqtiga uu ka dhamaaday Xassan Shiikh ayaa noqday madaxweeynihii ugu xummaa ee soo marra madaxweeynayaasha dalka Soomaaliya. Xassan Shiikh oo ah shaqsi ay taageero u hayaan koox yar oo ka mid qooleeysatada ka jirta dalka Soomaaliya ayaa …

20th September 2024  admin  

Mid ka mid labadii darwiish  ee reer Khaatumo  ee xilka looga qaaday si loo raali geliyo beesha SNM, ayaa warbaahinta ka hadlay Wasiir Faysal Falaalug wuxuu ahaa wasiirkii kaliya ee ka hortagay diwaangalinta gobolka sool hawlgalo uu ka sameeyay gudaha …

20th September 2024  admin  

Waxaa maanta Magaalada Badhan lagu so dhaweeyay wasiirkii hored ee dawladda federaalka Soomaaliya  Mohamud Cali Kaanje. Xaquuqda sawirka  Cismaan shireh …

20th September 2024  admin  

Garaad Saleebaan Oo Canbaareeyey Hadalo Ka Soo Yeedhay Jaamac Garaad Ismaaciil Iyo Garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed. Garaad Saleebaan Garaad Maxamed ayaa canbaareyn kulul dusha uga tuuray Jaamac Garaad Ismaaciil Iyo Garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed oo dhawaan ka hadlay xiisad colaadeed …