Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Imaaraadka oo ka baxay isbaheysi uu kul jiray Mareykanka Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta sheegtay inay laba bil kahor ka baxday isbaheysi Mareykanka uu hoggaamiyo oo ka shaqeeya ammaanka badda Bariga Dhexe kadib markii ay qiimeysay xiriirkeeda amni. Ciidamada Isku-dhafka …

1st October 2024  admin  

Shirka Dhaqaalaha iyo Maalgashiga Dalka oo looga hadlay iskaashiga iyo fursadaha jira Shirka Dhaqaalaha iyo Maalgashiga Dalka oo galay maalintii 2-aad ayaa waxaa maanta jiro kulamo gaar gaar ah oo isku xir ah, kuwaasi oo u socda qeybaha kala duwan …

1st October 2024  admin  

Muxuu Ruushku ka caawinayaa ciidamada Soomaaliya? Waxaa socda dedaal lagu hagaajinayo xiriirka Soomaaliya iyo Ruushka halkaas oo uu toddobaadkan kasoo noqday wasiirka arrimaha dibeda ee Soomaaliya. Abshir Cumar Haruuse ayaa kulan dhowr maalin qaatay kula yeeshay Moscow wasiirka mudada dheer …

1st October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo furay Shirka Hirgelinta Hannaanka Federaalaynta iyo Caddaaladda Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo dhiirri gelinaya  sarreynta sharciga iyo in dadka Soomaaliyeed ay helaan garsoor Caddaalad ah, loo dhanyahay, lagu kalsoon yahay …