Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Wasiirka wasaarada Tamarta Macdanta iyi Biyaha Dowladda Puntland Mudane Carshe Siciid awmuuse oo ay wehelinaayeen Wasiiro ka tirsan dowladda Puntland ayaa Xariga ka jaray Xarunta wasaaradu ku yeellatay Magaalo Ganacsiga Puntland ee Boosaaso. Masuuliyiintan ayaana kormeeray qeybaha kala duwan ee …

1st October 2024  admin  

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay Isimada Dhaqanka ee beesha Dhulbahante Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan Qado Sharaf ah la qaatay qaar ka mid ah Garaadada Beesha Dhulbahante. Madaxweynaha Jubbaland  ayaa ka dhageystay Garaadada Dhaqanka …

1st October 2024  admin  

Abaal marin lagu xusuusanayo Hodan Naaleeye oo laga bixiyay iskuul ku yaalla Canada Dusgi sare oo ku yaalla dalka Canada ayaa bilaabay inuu bixiyo abaalmarin sanadle ah oo loogu magac daray change-maker award, taas oo lagu maamuusayo wax-qabadkii Allaha u …

1st October 2024  admin  

Xamza: Xukuumadda waxaa ka go’an dhaqan-gelinta heshiiska doorashooyinka Heshiiskaas ayaa waxaa qeyb ka ah; in dalka ay ka dhacaan doorashooyin qof iyo cod ah, islamarkaana la qaato hanaankka madaxweyne iyo madaxweyne ku-xigeen, iyo qodobo kale. Xamza oo ka hadlay kulankii …