Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th June 2025  admin  

Madaxweynaha Dalka Ghana oo ka daray madaxdii Soomaaliyeed Madaxweynaha dalka Ghana Nana Akufo-Addo oo dhowaan la doortay ayaa soo magcaabay golihisa  wasiiro oo ka kooban 110 wasiir. Tiradan 110 wasiir, shan iyo konton ka mid ah waa wasiiro buuxa, halka …

6th June 2025  admin  

Dawo waalidkii dhalay caruurtii Soomaaliyeed ee  Carabtu xasuuqday oo ka waramaya Dhalaankoodii gardarada loo gumaaday …

6th June 2025  admin  

Magacyada iyo Halka ay Ka Soojeedaan Dhalintii Lagu Xansuuqay Yemen Oo Lahelay. Magacyada dadka ku dhintay duqeyntii Doonta waxaa ka mida: 1-Deeq Mahad Faarax oo kasoo jeeda Laascaanood (Dhimasho) 2-Xafsa Cumar Daroori oo kasoo jeeda Laascaanood (Dhimasho) 3-Ayaan Maxamed oo …

6th June 2025  admin  

Madaxweyne Kenyatta oo booqasho lama filaan ah ku tagay Dhoobley Madaxweynaha dowlada Kenya Uhuru Kenyatta ayaa booqasho kedis ah maanta ku tagay magaalada Dhoobley ee gobolka Jubada hoose.Madaxweyne Uhuru ayaa booqday saldhiga ciidanka KDF ee Dhoobley halkaas oo uu kormeer …