Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Kheyriya Afweyne: Gabadhii qoyskeeda lagu weeraray Boosaaso Qoyskii dhowaan weerarka loogu geystay magaalada Boosaaso, ee maamul-goboleedka Puntland ayaa sheegay inay weli sugayaan caddaalad. Muuqaal naxdin leh oo Sabtidii lagu baahiyay baraha bulshada, ayaa muujinayay qoys kamid ah beelaha la hayb …

1st October 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada ku qaabilay Ergey ka socda Madaxweynaha Uganda Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Jenaraal Muhoozi Kainerugaba oo ah La Taliyaha Sare ee Hawlgalada Gaarka ah ee Madaxweynaha Uganda …

1st October 2024  admin  

Golaha Ammaanka oo bayaan kasoo saaray dagaalka Laascaanood Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM ayaa walaac ka muujiyay rabshadaha ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Soo lee Waqooyiga Soomaaliya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed maanta kasoo baxay golaha. Bayaanka Golaha Ammaanka ayaa …

1st October 2024  admin  

Cabdirisaaq Khaliif oo hadal jilicsan ugu jawaabay maamulka SNM, ilaa hadana ayna madaxda Khaatumo iska fogayn arintan ay dad badani \shakiga ka muujiyeen Xeer ilaalinta SNM ayaa u gudbisay Golaha Wakiillada ee Isaaqland in la laalo xubinnimadii Golaha Wakiillada ee …