Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Hor joogihii ugu sareeyey beelaha Harti ee u shaqayn jiray maamul beeleedka Isaaqland ayaa markuu xaqiiqda ogaaday is casilsy. Guddoomiyihii Golaha Wakiillada Isaaqland Cabdirissaq Khaliif Axmed oo ku sugan magaalada Laascaanood ayaa iska casilay dhammaan xilalkii uu ka hayay isaaqland…

1st October 2024  admin  

Dab demiyaal gaaraya 200, oo ka soo jeeda dalka Koonfur Africa ayaa markii ay soo gaareen gobolka Albera ee dalka Canada sida ay uga qayb qaataan ama uga caawiyaan kaymaha gubanaya ee dalkaas in la demiyo ,ayaa waxay bilaabeen dabaal …

1st October 2024  admin  

Wasiir Soomaaliyeed oo qoraal uu qorat tirtiray, iyada oo la is waydiinayo wax ku khahsbi kara? Dhowaan ayeey ahayd markii Isimada beesha Dhulbahante ay Villa Wardhiigleey kula kulmeen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow. Kulankaasi markii uu dhamaaday, isla markiiba Villa Wardheegleey …

1st October 2024  admin  

Ilhaan Cumar oo xil sare looga magacaabay Aqalka Wakiilada Ilhaan Cumar ayaa loo magacaabay ku-xigeenka hoggaanka xubnaha xisbiga dimoqraadiga ee Guddiga Miisaaniyadda ee Aqalka Wakiilada Mareykanka. Guddigan ayaa mas’uul ka ah dejinta heerarka kharashka guud ee dowladda. Ilhaan, oo laga …