Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th September 2024  admin  

Xildhibaanaddii ku caan baxay Laaluushka, mooshinada iyo khalkhalka siyaasadeed ee Soomaaliya maanta  ka jira  ayaa waxay gudoomiyahooda cusub  u doorteen Cabdirashiid Xidig, Xilldhibaanadan Qaswadayaasha ah, ee ka midka  ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaraya dhowr iyo sagaashan, intooda badana waxa laga …

20th September 2024  admin  

http://masuul.com/public_html/maxamed%20axmed%20%20kuluc/album/03/marka%20doontu%20degeyso.mp3   …

20th September 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kulan kula qaatay maanta magaalada Boosaaso wefti ka socdey Dalka Cumaan. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 12 January 2017 kulan  kula qaatay qasriga madaxtooyada Dawladda Puntland ee magaalada Boosaaso wefti balaadhan …

20th September 2024  admin  

Culimaddii Soomaaliyeed oo loo doortay Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee  baarlamaanka Soomaaliya. C/weli Sheekh Ibraahim Muudey, oo ka soo jeeda beesha Sheekhaal,Aw-Qutub, lagana soo doorto maamulka Koonfur galbeed ayaa loo doortay Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya. Gudoomiyahan la …