Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daahfuray xafiiska Garmaqalka Dadweynaha oo laga hirgeliyay xarunta NISA Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,oo kormeer ku tagey xarunta Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka, ayaa daah furay Xafiiska Garmaqalka Dadweynaha. Xafiiska Garmaqalka …

1st October 2024  admin  

Maleeshiyaad la mid ah kuwii Muqdisho ee 1991 ayaa bililiqaystay Safaaraddi Sooaalida ee dalka Sudan Guriga safiirka Soomaalida u fadhiya Khartuum ayaa la bililiqeystay, iyada oo lagala baxay Gaadiidkii ay lahayd Safaaraddu, sida u sheegay safiirka oo cambaareeyay ficil Maleeshiyaad …

1st October 2024  admin  

Xildhibaanada heer Federal ee Gobalka Gedo oo war saxaafadeed kasoo saaray Xaalada Gobalkaasi, soona Dhaweeyay Maamulka Cusub ee loo magacaabay. …

1st October 2024  admin  

RW Xamsa , ayaa maanta hortagay Guddoonka iyo Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka JFS. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta hortagay Guddoonka iyo Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka JFS. Kulanka oo uu …