Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st September 2024  admin  

Daawo mid ka mid ah Xildhibaanada aan xishoon ee ku caan baxay laaluushka iyo hadba inay taageeraan meesha uu  maalintaas Bariisku ka bisil yahay. Shalay Cabdirashiid Xidig, wuxuu   laaluush  ku qaatay in uu istaago Gudoomiyaha  Baarlamaanka Soomaaliya  si Shariif Sakiin …

21st September 2024  admin  

MAQAAL HORE ALLSANAAG Degmada Eyl, ee gobolka Nugaal Soomaaliya ilaa M/weyne ku-xigeenka  Maxkamadda Dambiyadda ee Caalamka Cabdul Qawi Axmed Yuusuf waa muwaadhin Soomaali ah oo ku dhashay magaalada Eyl ee Bariga Soomaaliya, waa xeeldheer xagga qaanuunka, garyaqaan iyo xaakim caalami …

21st September 2024  admin  

Daawo Xasan Culusoow oo doontii uu sarnaa ee degaysay ka soo  Dardaarmay. Madaxweynhii hore ee Soomaaliya Xasan Culusoow ,  ayaa markuu arkay in Rw Cumar Cabdirashiid uu siyaasaddi ugu itaa roonaaday oo Xildhibaanada Soomaaliyeed intooda badani ay isaga la socdaan, …

21st September 2024  admin  

165 Xildhibaan oo Culusoow ka soo horjeeda oo caawa ku shiraya Muqdisho Culusoow oo muraaradilaac ah Xildhibaanada Soomaaliyeed ee Isbedel doonka ah,  oo tiradoodu gaarayso 165 Xildhibaan  ilaa 170 Xildhibaan  ayaa caawa ku shiraya huteel Jazeera ee magaalada Muqdisho. Xildhibaanadan …