Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Nuxurka is-afgaradka Madaxda Dalalka IGAD ee meertada 14aad 1 In Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee IGAD uu Soomaali ay soo magacawdo Dowladda Federaalka Soomaaliya, halka muddo 4 sano ahna xilka loo kordhiyey Mudane Workneh Gebeyehu oo ah Xoghayaha haatan ee IGAD.…

1st October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daahfuray dhoofinta hilibka xoolaha ee loo iibgeynayo Dalka Sacuudiga “SAWIRRO” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Daah-furay Dhoofinta Hilibka Xoolaha Soomaaliya ee loo iibgeynayo dalka Sacuudiga. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku tilmaamay …

1st October 2024  admin  

Maxkamad xukun ku riday dhallinyaro dhibaateeyey qoys Maxkamadda Darajada Koowaad ee degmada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa xukun isku jira xabsi iyo ganaax ku riday 5 dhalinyaro oo ku eedeysanaa in ay ku xad-gudbeen xuquuqda qoys ay toddobaadkii la soo …

1st October 2024  admin  

Maleeshiyaad ka soo kala jeeda Beesha Hawiye iyo kuwa degaanka ayaa ku dagaalamaya magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelaha hoose. Dagaalkaan ayaa waxa uu u dhexeeyaa ciidamada daraawiishta Koonfur Galbeed iyo ciidamada milatariga Soomaaliya, Lama oga wali qasaaraha uu geeystay dagaalkani …