Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th May 2025  admin  

Dhegayso: Gudoomiyaha Jaamacvdda  Maakhir DR. Caalim Axmed Faatax, oo ka waramaya waxqabadka iyo aqoonta uu Aduunyada ku soo kordhiyey http://www.golaha1960.com/wp-content/uploads/2017/07/Dr-caalim-A-fatax.mp3…

17th May 2025  admin  

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay awaamiir cusub oo ku aadan amniga, iyadoo fartay Shirkadaha gaarka loo leeyahay inay soo diiwaan geliyaan Ilaaladooda. Amarkan oo uu soo saaray Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa waxaa …

17th May 2025  admin  

Magaalada Cawsane waxaa ka dhacay shir looga hadlayey amniga gobolka Sanaag iyo Haylaan. Shirkan ayaa diirada lagu saaray sidii deegaanada looga sifeen lahaa argagixisada shayaadiinta ah ee dhawaan deegaanada dad ku laayey. Allsanaag.com…

17th May 2025  admin  

Cali Khaliif ayaa u muuqda in looga baxay ballantii ay wada galleen SNMta. Markii horaba Waxaa qalad aheed in wax lagu darsado ama lala shiro dad Soomaalinimada diidan. https://youtu.be/irmCbsO3aaQ https://youtu.be/f5E-WZKhCf4 Allsanaag.com…