Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th May 2025  admin  

Daawo Odayaasha Daarood, Isaaq iyo Hawiye oo ka hadlaya Caasimadaha ay kala joogaan ee Muqdisho, Hargaysa iyo Garowe. Daawo daqiiqadda 9:37, marka Odayaasha Daarood ka hadlayaan Caasimaddu waxay u taagan tahay. Sidoo kale daawo Daqiiqada 2: 07 marka  Xildhibaanka ISAAQ  …

17th May 2025  admin  

Isimada beesha Dhulbahante ee Xamar tagay oo ka hadlay been abuur laga sameeyay iyo in lagu dhibaateeyay markii ay Garowe ka baxayeen. …

17th May 2025  admin  

Shir ballaaran oo lagu wargalinayey bixinta canshuuraha in ka badan 157 shirkadood oo isugu jira Ajaanib iyo Soomaali oo ku dhex ganacsada xerada Xalane ayaa lagu qabtay garoonka Aden Cadde. Waxaan shirka ka soo qayb galay Wasiirka Maaliyadda XFS, Wasiiru …

17th May 2025  admin  

Waraysigan uu siiyey Cawad Axmed Cashare golaha1960 wuxuu kaga hadlay sida aanu sharci u ahayn mooshinka ay rabaan iney ka keenaan dowlada uu hogaamiyo Raiisal wasaare khayre,iyo aqoon darada xubnaha mooshinka wadaa ay u leeyihiin dastuurka iyo xeer hoosaadka baarlamaanka …