Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025 admin
Ma caruusad baan ahay markaan Culayo weelkooda. Ciidayda ma anaa u raraya nin i Cashuuraya https://youtu.be/l_1tMJ0SrTQ…

18th May 2025 admin
Shil gaari oo ay dad ku dhinteen ayaa waxa uu ka dhacay Ras Al Khaimah, oo ka mid ah Todobada Imaaradood oo dalka Isutaga Imaaraadka Carabta. Shilkan ayaa waxa sababay Geel soo halaabay oo jidka goynayey https://www.instagram.com/p/BWVhc3cAQRY/…

18th May 2025 admin
Buuhoodle, Isaaq ayaa dayacay oo u sabab ah in maanta Dhulbahante sheegto. Sababtoo ah waxaynu haysanay ciidan xoog ku qabsanlahaa , hase ahaatee kama ayan faa’iidaysan si dadkii joogay aan u barakicino https://youtu.be/JWAwrKOQejs Xildhibaanada Balwadaysan Xildhibaan Dheeg oo la hadlaya …

18th May 2025 admin
Ayaamahan saxaafadda ayaa waxaa ka socda Progogando iyo iska horkeen iyo isku-dir, iyadoo lagu gabanayo hadalkii Nuur Baaruud. Ayaamahaan waxaa jirray niman siyaasiyiina oo dhahayay xulufada Sacuudiga hala-raaco, iyo maamul-gabaleedyo iyaguna dabada ka riixaya oo hoos ka wada arrinta, iyo …