Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Abukar Arman oo sheegay in Farmaajo ka Noqdo Magacaabista Ra’iisul Wasaare Xasan Kheyr https://youtu.be/qadYqV-X6t8 …

23rd September 2024  admin  

Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho kula kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta garroonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kula kulmay Xoghayaha Arimaha Dibadda ee dalka Ingiriiska  Boris Johnson oo saaka soo gaaray …

23rd September 2024  admin  

” Dadka halka jooga waxaan kala riixanay iyo waxaan kala leenahay midna ma jirin . Sidaas waxa yiri mid ka mid ah dadkii Soomaaliyeed ee  ka soo hayaamay gobolka Togdheer oo hadda ku sugan Bariga gobolka Bari …

23rd September 2024  admin  

Daaweyn bilash ah oo loo sameeyey Dadkii ay abartu ku saamaysay G. Sanaag Wasaaradda Caafimaadka oo kaashanaysa hay’adda TASS ayaa daaweyn bilaash ah oo loo samaynayo dadkii abaartu saamaysay ka bilowday gobolka Sanaag . Ololaha daryeel caafimaad ee lacag …