Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Ambassador Jamal Mohamed Hassan ahna Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo hormarinta dhaqaalaha ayaa ka warbixiyay heshiiskii ay kala saxiideen labada dowladood ee Kenya iyo Soomaaliya. https://youtu.be/8vuV9vnbpVE  …

23rd September 2024  admin  

Jidka Ceel  Daahir iyo Ceerigaabo oo meel fiican maraya …

23rd September 2024  admin  

Hoos ka akhriso qodabaddi ay ku  heshiiyeen labada Madaxweyne ee Soomaaliya iyo Kenya Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaaajo oo booqasho ku jooga Nairoobi ayaa la kulmay dhigiisa Kenya Uhuru Kenyaata,waxaybna ku heshiiyeen qodobadan. 1. In 2 toddobaad gudohood lagu soo …

23rd September 2024  admin  

Kulamo Nairobi uga bilowday madaxda Kenya iyo Somalia Waxaa magaalada Nairobi ka furmay kulamo udhaxeeya dalalka Kenya iyo Somalia kuwaas oo diirada lagu saarayo iskaashiga labada dal arimaha amniga,ganacsiga,maalgashiga,duulista hawada,waxbarashada,beeraha,qaybsiga khayraadka,horuminta xanaanada xoolaha,kaluumeysiga,dalxiiska,socdaalka iyo shaqada iyo shaqaalaha.Kulumadan ayaa furmay kadib …