Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Madaxweynaha Puntland iyo Wasiirka Arrimaha Debedda Dalka Ethiopia oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Bahar Daar ee Dalkaasi. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wasiirka arrimaha dibadda dalka Ethiopia Dr. Workneh Gebeyehu ayaa maanta 23 April 2017 kulan …

24th September 2024  admin  

Isimida gobolka  Cayn ayaa ka mahad celiyey Dhakhaatiir iyo kalkaliyaal caafimaad oo u soo diray  Madaxweyne Cabdi Cumar Iley …

24th September 2024  admin  

Danjirayaasha Soomaaliya u fadhiyi doona  Dalalaka Turkiga, Kenya iyo Qaramada midoobey ayaa dhowaan la magcaabayaa . Sida la sheegay Safiiradan ayaa loo magcaabayaa siyaasiyiin horay ugu hor fashilmay umadda Soomaaliyeed 1- Cabdiraxman Yuusuf Ceynte 2- C/kariin Xuseen Guuleed 3- Maxamed …

24th September 2024  admin  

Daawo Ra’isawasaaraha Soomaaliya  Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku  tegay Degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, oo ay degto beesha uu ka soo jeedo Kheyre. Sida la sheegay maalmaha soo socdana waxa degmadaa ku sii jeeda Madaxweynaha Soomaaliya Mxamed Cabdulaahi Farmaajo…