Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Madaxweynaha Puntland oo Khudbad ka Jeediyey Shirka Madaxdda Africa ee Tana High Level Forum. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalintii labaad ka qayb galay shirka Madaxdda Africa ee Tana High Level Forum ayaa maanta 23 …

24th September 2024  admin  

Waa maxay sababta inta Dhalinyarada loo diray aan loogu darin Miino baarayaal. Sawirka kore waa Allah ha u naxariistee Xuseen Mohamed Ali oo ka mid ahaa dhalinyaradii la xasuuqay Dhalinyaradii maanta lagu xasuuqay degaanada Sugure ee gobolka Bari, waxa jira …

24th September 2024  admin  

Ilaa inta aanu Gaari Toyota Corolla ah oo aan  Baydhabo ka qaadano     ku tagayno   Muqdisho   Dawladnimo ma jirto Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Sakiin  ayaa o Soodhoweyntii Madaxweyne Farmaajo ee Baydhabo khudbadan ka jeediyey  “Dadkaan baahida ay maanta qabaan ee ugu …

24th September 2024  admin  

Mucaaradka Puntland ee diidan jiritaanka Puntland ayaa   dilay Sagaal  Asakari oo ka mid ah Ciidamada Puntland. Sagaal askari  oo ka tirsan Ciidamadda milateriga soomaaliyeed ee Puntland ayaa  geeriyooday ka dib markii baabuurkii ay wateen ay la kacday bombo lagu aasay …