Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Gudoomiyaashii Gobolka Banaadir loo magcaabay iyo Beelaha ay ka soo jeedaan Digreeto  Ka Soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa lagu magacaabay Guddoomiye Kuxigeenada Gobolka Banaadir iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Gobolka Banaadir Waxaana loo kala Magacaabay Masuuliyiintan: Guddoomiye …

24th September 2024  admin  

Sagaalkii Askari ee Argagixisadu ku dileen  Puntland goormay madaxda Soomaaliyeed  ay  uga tacsiyadeenayaan Qoysaskii ay tageen sida  shilka gaari ee ka dhacay magaalada  Muqdisho ay uga tacsiyadeeyaan. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa gelinkii dambe ee maanta kulan kula qaatay …

24th September 2024  admin  

Taliye kale oo ka see jeeda beesha Hawiye ayaa xil kale loo  magcaabay Cali Xirsi Bare (Cali Gaab), oo ka soo jeeda beesha Habar gidir ee Hawiye,  ayaa loo magcaabay   in uu noqdo taliyaha Ciidanka Taraafikada , waxaana xilka laga …

24th September 2024  admin  

Daawo Cunug yar oo ka dhacday  gaari  Dugsi Bus  oo Kamaradu qabatay iyada oo dhacaysa https://youtu.be/U4WAC4SjeXE…