Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th September 2024  admin  

Haddii aabahaa koox  Diimeed ka dhisan Koonfurta Soomaaliya uu madax ka yahay waxay u badan tahay inaad la taliye u noqoto Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ad  shaqooyinkii wasiiraddu qaban lahaayeen aad adigu qabato. Guddi ay ka mid yihiin …

25th September 2024  admin  

Beesha Habar yoonis iyo sida ay u doonayso inay Ceerigaabo u qaadato, Iyada oo adeegsanaysa Maamulka ay ku midaysan yihiin beelaha Isaaq  ee SNM iyo Telafishanada afkooda ku hadla Magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag, waxa ku sugan oo ka …

25th September 2024  admin  

Biyihii u horeeyey ee Gobolka Sanaag ka tagay oo gaaray Badweynta Hindiya . Sawirka sare waa Biyihii ka tegay Gobolka Sanaag oo hadda maraya Ceel Daahir una  sii socda Badweynta Handiya  Inta badan degaanda Soomaalidu degto waxa ka da’ay roobkii …

25th September 2024  admin  

Daawo  Xildhibaakani ma ka mid noqon karaa Guddiga anshaxa Baarlamaanka Aqalka sare ee Soomaaliya. Muusi Suudi Yalaxoow, oo ka soo jeeda Beesha Abgaal, Hawiye,  oo horay u  lahaan jiray Isbaaraddii ugu dakhliga badnayd magaalada Muqdisho, dhowaana beeshiisu u soo  …