Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Fadi Dayeh Ismail, waa nin Syriyaan ah   wuxuu ka soo cararay Dadqalka Syriya taliya ee Bashar al-Assad , wuxuuna miciin soo biday Somaliya si uu  naftiisan iyo kan Qoyskiisa u badbaadiyo . Markuu dalkiisa joogay wuxuu ahaa Cunto kariye nooca …

27th September 2024  admin  

Muslimiintii Cibaadaysanaysay   bisha Ramadaan ee  soo jeeday,  ayaa gurmad deg deg ah u   u sameeyey dadkii dabku ku qabsaday daartii dheerayd ee ku taalay galbeedka magaalada London https://youtu.be/G4W7hNZxygg        …

27th September 2024  admin  

“Somaliland adaa Durbaan tumaye yaa kuu dhaanteenaya, yaase horay kuu aqoonsanaa. Waxa u fiicnaan lahay madaxda maamulkaas  inay iska aamusaan kol hadayna awood lahayn …

27th September 2024  admin  

Gaas muxuu balanta dheer  ugu qabtay Xildhibaanada reer Maakhir,  haddii uu ogaa inuu maanta u khudbadeenayo oo sacabka ugu badan ay u  tumayaan, Dhowaan ayeey hayd markii xildhibaada Baarlamaanka Puntland ee ka soo jeeda Maakhir ay ka codsadeen madaxweynaha Puntland …