Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Boqorka sacuudiga, Salmaan Bin Cabdul Casiis, ayaa wax ka beddelay qaabka dhaxalka boqortooyada, isagoo wiilkiisa, Maxamed Bin Salmaan, ka dhigay ninka dhaxli doona boqornimada. Ninkii dhaxalka boqortooyada lahaa, amiir Maxamed Bin Nayef, ayaa darajadaas laga xayuubiyey, waxaana laga eryey wasiirnimadii …

27th September 2024  admin  

Garaad Saleebaan iyo Boqor Cabdullaahi oo ka hor yimid heshiiskii Cali Khaliif ee uu la galay ibeesha Isaaq. Allsanaag.com…

27th September 2024  admin  

Suldaan beesha Isaaq ayaa sheegay in Cali Khaliif ay la socdaan oo kaliya qaar ka mid ah beesha uu ka dhashay, marka waa inaan isaga dastuurka beesha Isaaq loo furin. https://youtu.be/ZROl-ubq4GQ Allsanaag.com  …

27th September 2024  admin  

Waxgaradka Buuhoodle oo ka horyimid heshiiska Cali Khaliif uu la galay beesha Isaaq.   Allsanaag.com  …