Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Magaalada Gaalkacyo waxaa maanta soo gaaray Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarx Juxa waxaa Garoon diyaarada Magaalada Gaalkacyo ku soo dhaweeyay Masuuliyiinta Puntland iyo Galmudug. Soo dhawayn kadib wasiirka arimaha Gudaha Soomaaliya waxa uu gaaray koonfurata Magalada Gaalkacayo waxaana kulamo …

27th September 2024  admin  

Timirta degmada Buraan, Hayland  iyo bisha Ramadaan  …

27th September 2024  admin  

Daawo madaxweyne Cayayaan haadaya uu afka u galay. Isaguna horay intuu calashaday oo caloosha u sii  diray. Madaxweynaha dalka Costa Rica Luis Guillermo, ayaa isaga oo si toos ah warbaahinta ula hadlaya  waxa afka dalaq u galay Cayayaan duulaya. Isaguna …

27th September 2024  admin  

Maalmihii u danbeeyey waxaa soo baxaayey warar sheegaya in ay jiraan Xildhibaano ku kacsan Raysalwasaare Xasan Cali Kheyre kuwaas oo doonaya in ay xilka ka tuuraan isaga oo aan sanad shaqeyn!. Inkasta oo Mooshinada badanaa Xildhibaanadu keenaan ay siyaasiyiin gadaal …