Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Mooryaantii  Muqdisho  1991 dadka ku dilay  oo ku dhex aasay guryahooda  , ka dibna sheegtay guryihii ay Maydadka ku dhex xabaaleen  inay iyagu  gaar u  leeyihiin oo aroosyada gawaaridii la bililiqaystay lagu galbinayo ku  dhex qabsanayey guryahaas   caruurna ku dhalayey  …

28th September 2024  admin  

Akhriso Go’aamadii kasoo Baxay Shirarkii Wadatashi ee Beelaha Dishiishe uga Socday Magaalada Bosaaso. Halkan Hoose ka Akhriso Go”aamadii kasoo baxay Shirkii Beelaha Dishiishe uga socday Magaalada Bosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland. …

28th September 2024  admin  

Daawo Odayaasha Daarood, Isaaq iyo Hawiye oo ka hadlaya Caasimadaha ay kala joogaan ee Muqdisho, Hargaysa iyo Garowe. Daawo daqiiqadda 9:37, marka Odayaasha Daarood ka hadlayaan Caasimaddu waxay u taagan tahay. Sidoo kale daawo Daqiiqada 2: 07 marka  Xildhibaanka ISAAQ  …

28th September 2024  admin  

Isimada beesha Dhulbahante ee Xamar tagay oo ka hadlay been abuur laga sameeyay iyo in lagu dhibaateeyay markii ay Garowe ka baxayeen. …