Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Buuhoodle, Isaaq ayaa dayacay oo u sabab ah in maanta Dhulbahante sheegto. Sababtoo ah waxaynu haysanay ciidan xoog ku qabsanlahaa , hase ahaatee kama ayan  faa’iidaysan si dadkii joogay aan u barakicino https://youtu.be/JWAwrKOQejs Xildhibaanada Balwadaysan Xildhibaan Dheeg oo la hadlaya …

28th September 2024  admin  

Ayaamahan saxaafadda ayaa waxaa ka socda Progogando iyo iska horkeen iyo isku-dir, iyadoo lagu gabanayo hadalkii Nuur Baaruud. Ayaamahaan waxaa jirray niman siyaasiyiina oo dhahayay xulufada Sacuudiga hala-raaco, iyo maamul-gabaleedyo iyaguna dabada ka riixaya oo hoos ka wada arrinta, iyo …

28th September 2024  admin  

Xildhibaanada Hawiye, haddii ay doonayaan inay ku khasbaan Shiikh aan Indhaha wax ka arag oo marti ku ah Muqdisho inuu warbaahinta hor yimaado oo  uu ka raali geliyo hadal uu horay u sheegay oo ahaa in Mooryaanta Mooshibka dawladda ka …

28th September 2024  admin  

Toos u daawo Ganacsato Soomaali ah oo la boobayo hantidooda South Africa gaar ahaa duleedka magaalada Johannesburg …