Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Hilaac: Doojeeyoow ninka la yiraah Ahmed Macalin Fiqi muxuu shiikh Baaruud ku maagay? Doojeey: oo muxuu ku yiri shiikha? Hilaac: Markii horre shiikh Baaruud ayaa yiri ma oggolaaneeno mooshin danbe oo qaranka lagu burburinayo, cidii taas la timaadana aniga iyo …

28th September 2024  admin  

“Nashaad waxa ay ka baxday dugsiga sare ee Dhahar ayada oo ka mid ahayd tobankii arday ee ugu sarreeyey imtixaankii dugsiyada sare ee Puntland …

28th September 2024  admin  

Ma caruusad baan ahay markaan Culayo weelkooda. Ciidayda ma anaa u raraya  nin i Cashuuraya https://youtu.be/l_1tMJ0SrTQ…

28th September 2024  admin  

Shil gaari oo ay  dad ku dhinteen ayaa waxa uu ka dhacay Ras Al Khaimah, oo ka mid ah Todobada Imaaradood oo dalka Isutaga  Imaaraadka Carabta. Shilkan ayaa waxa sababay Geel soo halaabay oo jidka goynayey https://www.instagram.com/p/BWVhc3cAQRY/…