Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

Wasiirka Diinta iyo Aw Qaafta Somaliland Khaliil C/llaahi Axmed “Anaga ayaa ogolaanay in kaniisaada Hargaysa laga furo , sababtoo ah nin Isaaq ah oo Somalilander ah ayaa ku aasan. Si kale hadaan u dhigo meeshu waa meeshii  Ictiraaf raadisku ka …

29th September 2024  admin  

Shacabka Buuhoodle ayaa isugu soo baxay bannaan bax looga soo horjeedo maamulka Hargeeysa iyo marabidooda. https://youtu.be/ksyuyYSjoUY Allsanaag.com…

29th September 2024  admin  

Dhalinyaro la jahwareeriyey oo loogu sheekeeyay in qabiilkooda uu dawlad madaxbanaan yahay ayaa sameestay urur ka illaalinay dhalinyarada beesha Isaaq ineeysan Muqdisho aadin. Bal wax kaloo ka wannaagsan oo ay qabtaan miyeey garan waayeen? Allsanaag.com…

29th September 2024  admin  

Gabaygan Xasan Xayle wuxu tiriyey Allah ha u naxariistee sanadkii 1955kii, xilli laga guurey magaalada Laasqoray, oo ay noqotay cidla, wuxuna yidhi : Cishadaan ka degey Laasqoray cabatay dhowr jeere Waxan idhi maxaad la cartantoo kuugu culus maanta Waxay tiri …