Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

Habeenkii Madaxweyne Gaas la doortay Warqadan hambalyada ah  ayeey Allsanaag u soo marisay madaxweynaha cusub, iyada oo wax xil ah ka ahayn maamulka Puntland . laakiinse ah Puntlander dalkeeda jecel. Maanta iyada oo shaqadeedii ay jeclayd inay bulshadeeda u qabato …

29th September 2024  admin  

Sawirka maanta wa sida Xildhibaanada Barlamaanka Puntland ay u shaqeeyaan. Gacan codka ayaa lagu dhiibayaa, gacanta kale Lacagta codka la dhiibayo  lagu qaatay ayaa miisaska hoostooda lagu tirinayaa Golaha wasiirada Puntland, haddi aadan doonayn inaad dalka iyo dadka u shaqayso …

29th September 2024  admin  

WARBIXIN: Xil. Shaacuur wuxuu isku qiray inuu galay Fal dambiyeed aad u wayn; maxaase ku kalifay inuu sheego inuu Laaluush qaatay? 8 August, 2017 | Filed under: Wararka maanta | Posted by: puntlandes 08 August 2017 (Puntlandes) Xildhibaan Cabdikariim Xusseen …

29th September 2024  admin  

18 July  2017 waxay ahayd maalin u cusub reer Puntland, waana maalintii ugu horeysay Abid oo baarlamankoodu xasaanada kala noqday dhamaan gollihii Xukuumadda oo lagu eedeeyay fashil iyo waxqabad la,aan. Muddo 20 cisho ka dib Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed …