Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

Wasiirka Wasaarada warfaafinta maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo la Hadlay  talafishanka Puntland,  ayaa ka jawaabay Hadal ka soo Yeedhay Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland Yaasii Faratoon. https://youtu.be/5LTa9N4FsRg  …

29th September 2024  admin  

Hartiga degan Sool, Sanaag iyo Buuhoodle in lagu khasbo qaadashada kaararka codaynta si ay u kala doortaan sadex nin oo Isaaq ah waa ihaano. Dadka ku dhaqan goboladaasi waa kuwa leh taariikh soo jireen ah, iyagaana ka hortaagan Hargeysa inay …

29th September 2024  admin  

Dhagayso:- Mid kamid ah Xildhibaanadii an Ansixin Golaha Wasiirada oo ka hadlay Sida uu uga xunyahay Ansixinta Golahaas   https://www.daljir.com/xildhibaan-shaybe-iyo-sababta-ansixinta-xukuumadda-anigu-waa-diiday-in-kuwii-la-riday-la-soo-celiyo/ …

29th September 2024  admin  

Libdhi maysoLaascaanood,  gacanta Daraawiishta ayeey ku danbayn doontaa. Hadalka Allah ha u naxariistee Saado Cali ayaa run noqon doona,  huuhaada SNM iyo Marabidoodu  waa maalmo kooban …