Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th December 2024  admin  

Madaxwaynayaasha deegaanada soomaalida itoobiya iyo oromada ayaa tacsi udiray dhamaanba dadkii ay dhibaatadu kudhacday ee labada deegaan Sawirka sare waa labada madaxweyne. Madaxweynaha DDSI iyo madaxweynaha kililka Oromada. Daewiishka Ogaadeen nin kaftamaya maaha, Indhaha ayuu galka ka soo saaray …

26th December 2024  admin  

20 Doonyood oo bulshada  Soomaaliyeed  loogu talo galay  dhamaantood Muqdisho ayaa la  wada siiyey, …

26th December 2024  admin  

Magaalada Cawsane ee degmada Badhan ee gobolka Sanaag,  oo ahayd magaalo Nalku ka dansan yahay, ayaa maanta noqotay mid nolol iyo horumar ka jiro markii uu soo gaaray jidka Barakaysan ee Ceeldaahir iyo Ceerigaabo sawirada waxa qaaday Maxamed Axmed Ciise…

26th December 2024  admin  

Beelaha gobolka Bari degaanka maanta  laga siiynayo ,  Puntland ka hor xagee deganaan jireen oo ka soo guureen? Go’ aamadii kasoo baxay Shirkii Degmada Carmo ka socday ee xalka loogu raadinayay colaadii dhowaantan ka dhacday deegaanka Duur-idaad ee Gobolka Bari …