Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Dowlad Deeganka Soomaalida Ethiopia DDSI oo qaybo  kamid ah Buuhoodle Xukunta ayaa Shaqaaqadii Shalay ku eedaysay 4 qof oo uu kamid yahay madaxweynihii hore ee khaatumo Dr Cali Khaliif Galaydh. …

30th September 2024  admin  

Beesha Xawaadle qura, ayaa u tartami karta Kursiga Madaxweynenimo ee Maamulka Hirshabeelle. Beesha Abgaal oo qura , ayaa u tartami karta Kursiga duqa caasimadda Soomaaliyeed ee Muqdisho.  …

30th September 2024  admin  

DAAWO:Ciidanka ay Puntland u diyaarisay ka hortagga Dandaansiga Soomaliland https://youtu.be/gn_mNM7vWy0…

30th September 2024  admin  

Markii dagaalku uu ka socday Buuhoodle maanta , kooxda Khaatumo, iyagu  doorasho ayeey ku qabsanayeen  Buuhoodle, oo   ay ku la dooranayeen ku xigeenka Cali Khaliif. Markii maydkii ugu  horeeyey ee reer Buuhoodle la aasayena  khaatumo waxay ku xigeenka Cali kahliif …