Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

WAKIIL KA SOCDAY SHIRKADDA DP WORLD EE DHISEYSA DEKEDDA BOSAASO AYAA SOO GAARAY MAGAALADA BOSAASO …

30th September 2024  admin  

Wasiirka Kaluumeysiga iyo kheyradka Badda Puntland Cabdirshiid Maxamed Xirsi ,” waxaan ahmiyadda kowaad siinaynaa sidii aan warshadda kalluunka ee Kaasqoray  dib ugu kicin laheyn. https://www.facebook.com/photo.php?fbid=499230013754552&set=a.226679147676308.1073741828.100010026739545&type=3&permPage=1  …

30th September 2024  admin  

Haddii Siyaasiyiinta Hawiye,  sida ay   maanta wax u ogyihiin ay u ogaan lahaayeen 1991. Muqdisho waa ka  bad baadi lahayd  burburkii ku dhacay oo ay sabab iyagu  u ahaayeen In badan oo ka mid ah madaxdii jabhaddii USC ee xukunka …

30th September 2024  admin  

– Dowlada Federaalka Somaaliya ayaa warsaxafadeed kasoo saartey weerar maanta ka dhacey degaanka Bariire oo ku yaal gobolka Shabeelaha Hoose. Warsaxafadeedkaan oo kasoo baxey Wasaarada Warfaafinta ayaa lagu sheegey in ciidamada dowlada Federaalka iyo kuwa wadamada saaxibka la ah Somaliya …