Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Sakariye Xaaji Maxamuud oo horay u  ahaa gudoomiye ku xigeenkii ururkii argagixisada ee  Isbahaysiga dib u xoraynta ee lagu soo dhisay Asmara, waqtigii uu Soomaaliya madaxweynaha ka ahaa Cabdulaahi Yuusuf ayaa maanta warbaahinta ka hadlay. Ururkaaaas  Isbahaysiga dib u xoraynya …

1st October 2024  admin  

Hadii wasiirul dawlihii madaxtooyada Soomaaliyia  dawladdii Xasan Culusoow uu maanta leeyhay heshiisyadii aanu la  geli jirnaycaalamku  magac Hawiye ayaan ku saxiixay iyo Habar gidir. Been ma uu sheegin dawladdi xasan Culusoow dawlaad HAG ayeey ahayd. Laakiinse caalamku wuxuu u aqoonsanaa …

1st October 2024  admin  

Alshabaabkii waqooyiga Soomaaliya oo xaruntoodu ahayd magaalada  Beer ee gobiolka Togdheer ayaa isku khilaafsan argagixsinimaddii ay ka wadeen waqooyiga Soomaaliya. Hoos ka daawo Garabka Maxamed Mooge oo arintan ka hadlaya …

1st October 2024  admin  

Rasaas ka dhacaysa magaalada Hargaysa ee xarunta gobolka waqooyi galbeed Somaliland:- Hargaisa Wadaad looga shakiyay inuu Gacan-saar la leeyahay Al-Shabaab & Ciidamada RRU-da ayaa rasaas is dhaafsanaya welina Macada cududa Ciidan ee wadadkaasi oo iska caabin xoogan kala hor-yimi Booliska …