Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Dhibbane Mooge Qaybtii 2 aad Xasuuqii Jalalaqsi Walaal haddii aan kuu sii wado sheekada, markii ay 4 bilood ka soo wareegtay imaanshahaygii Jalalaqsi ayaa nalagu soo duulay. Intii aan duullaanka nalagu soo qaadin waxaa muddo dhowr bilood ah nalagu sameeyay …

1st October 2024  admin  

Ma ogi in aad horay ula socotay waxaan ahay agoon aabahayna waxaa duleedka Qabridahar ay ciidamadii. Mingiste ku dileen sannadkii 1974 kii. Saddex sano kadibna waxaa laygu xiray oo la igu jiidh dilay xero ciidan oo ku taallay magaalada Qabridahar. …

1st October 2024  admin  

Siyaasiyiinta iyo isimada ka soo kala  jeeda   beelaha Gaaljecel iyo Murursade ee Hawiye, ayaa  soo dhoweeyey in Qalbi dhagax loo gacan geliyo itoobiya. …

1st October 2024  admin  

Daawo Allah ha u naxariistee  Qabriga Daarood ee  ku yaal  degaanada uu mari doono jidka Barakaysan ee Ceel Daahir iyo Ceerigaabo   Allah ha u naxariistee qabuurada culimada Soomaaliyeed ee ku aasan halka uu mari doono jidka barakaysan ee Ceel …