Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Cumar Cabdirashiid oo sheegay inuu Farmaajo ka waddanisan yahay. Anigu waxaan saxiixay oo dhiibay waxaan noolayn , Isagu ” Farmaajo”  dad nool ayuu dhiibay Raisulwasaarihii hore ee Soomaaliya oo hadda ah Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka SoomaaliyaCabdirashiid oo sheegay  inuu ka …

1st October 2024  admin  

Shirkii Degmada Carmo uga Socday Ergo ka kala socotay Qaar ka mid ah Beelaha dishiishe iyo Beesha Ismaaciil Saleebaan ayaa wejigiisii Kowaad Is-Afgarad La”aan kusoo dhamaaday,iyadoona shalay oo Jimce ahayd Lagu kala kacay Shirkii gaarka ahaa ee Labaad Beeleed u …

1st October 2024  admin  

Labo kooxood oo ka soo kala jeeda Beesha Dhulbahante oo kala metelaya SNM iyo Khaatumo oo shir uga bilaabmay caynabo iyo xero Habr jeclo …

1st October 2024  admin  

Madaxweynaha Puntland cabdiweli Gaas oo soo gutay waajibaadka Xajka ayaa soo  gaaray Dubai Madaxweyne Gaas iyo waftigii uu hogaaminayey ee ku maqnaa gudashada waajibaadka Xajka ayaa galabta soo gaaray Dubai. Madaxweynaha oo casuumad rasmiya ka helay Dawlada Imaaraadka Carabta ayaa …