Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Sadex kun oo arday  ayaa imtixaankii ku dhacday, sababtuna waa si sanadka danbe ay  lacgta u sii bixiyaan. Bulshaddii gobolada Togdheer iyo Waqooyi galbeed  ayaa waxa soo  wajahday xaalado adag, kadib markii ay isu biirsadeen qabyaalad,  shaqo la’aan iyo Sicir …

1st October 2024  admin  

Madaxwaynayaasha deegaanada soomaalida itoobiya iyo oromada ayaa tacsi udiray dhamaanba dadkii ay dhibaatadu kudhacday ee labada deegaan Sawirka sare waa labada madaxweyne. Madaxweynaha DDSI iyo madaxweynaha kililka Oromada. Daewiishka Ogaadeen nin kaftamaya maaha, Indhaha ayuu galka ka soo saaray …

1st October 2024  admin  

20 Doonyood oo bulshada  Soomaaliyeed  loogu talo galay  dhamaantood Muqdisho ayaa la  wada siiyey, …

1st October 2024  admin  

Magaalada Cawsane ee degmada Badhan ee gobolka Sanaag,  oo ahayd magaalo Nalku ka dansan yahay, ayaa maanta noqotay mid nolol iyo horumar ka jiro markii uu soo gaaray jidka Barakaysan ee Ceeldaahir iyo Ceerigaabo sawirada waxa qaaday Maxamed Axmed Ciise…