Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Raysulwasaaraha Soomaaliya Mudane Xassan Cali Khayre iyo wafdigiisa ayaa maanta kulamo gooni gooni ah la yeeshay madaxda wadamo dhoowr ah oo ay ka mid yihiim Madaxweynaha dalka Turkey Recep Tayyip Ordogan, Madaxda Midowga Yurub, Dowlada Norwey, iyo Madaxkale oo aad …

1st October 2024  admin  

Maxaa kala qabsaday Ra’sul wsaaraha dalka  Bangladesh Sheikh Hasina iyo madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump . Labadan hogaamiye ayaa ku kulmay barxadda aqalka Qaramada midoobey ee New york . Madaxweynaha Marykanka ayaa hogaamiyaha Bangaladhesh waydiiyey sida lagu ahaa dalkeeda?.  Waxay …

1st October 2024  admin  

Hawiye Action Group (HAG) iyo Somalida midnimada neceb (SNM). Xafiis walba ee Soomaaliyeed  dal iyo dibadba  iyagaa fadhiya   oo hadana diidan in Qaran Soomaaliyeed la helo. Maanta Ney york iyo Qaramada midoobey ayeey isugu habar wacdeen. Caynte warbixintii ugu danbaysay …

1st October 2024  admin  

Daawo qurxuda  bariga fog ee gobolka Bari ee Soomaaliya ama gobolka  Gardafuul ee Puntland …