Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Wasaarradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa caawa War saxaafadeed kasoo saartay Xaalada ka taagan Magaalada Cadaado ee Xarunta ku meel gaarka u ah Maamul Goboleedka Galmudug. Hoos Ka aqriso Warsaxaafadeedka oo dhameys tiran. …

2nd October 2024  admin  

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa goor dhow degmada Cadaado kaga dhawaaqay inay xilka ka qaadeen Madaxweynaha maamulkaas Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Sida ay sheegayaan wararka Xildhibaanada oo ku shiray mid ka mid ah Hotelada Cadaado ayaa sheegay in 52 …

2nd October 2024  admin  

Madaxweeynaha Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Ca/laahi Farmaajo ayaa safar shaqo u aaday maanta dalka Sacuudiga. Safar ayaa qaadan doona labo maalmood, waxaana la fillayaa in is afgarad uu ku soo dhamaan doono kulankaas uu la yeelan doono boqorka dalkaas. Allsanaag.com…

2nd October 2024  admin  

Madaxweyne Axmed Madoobe oo sheegay inuu gogol nabadeed u dhigayo maamul goboleedyada iyo Dawlada Dhexe Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo Shalay Galab dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada Hoose ayaa markii ugu …