Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 04 October 2017 gudoosiiyey shahaado sharaf iyo abaalmarin kale ciidamo ka tirsan Booliska gobolka Bari iyo PMPF ee cidamada badda Puntland, waxaana ay ciidanka ka koobnaayeen saraakiil, saraakiil xigeeno iyo …

2nd October 2024  admin  

Xildhibaan Fiqi:Farmaajo ha ogaado dadka reer Galmudug oo Caydiid hogaaminayey  waa kuwii dumiyay dowladii dhexe Mid ka mid Mooryaanta Soomaaliyeed, oo ka mid ah Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya laguna magcaabo Axmed Macalin fiqi ayaa qaab qabiil ugu dhaartay  madaxwynaha Soomaaliya Mxamed …

2nd October 2024  admin  

 Daawo: Dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Garoowe. Garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe ayaa maraya meel wanaagsan waxaana maanta si rasmi ah loo dhagax dhigay wajigii labaad ee dhismaha Garoonkaasi, kaasi oo qayb ka ah kaabayaasha dhaqaalaha Puntland. https://youtu.be/nDCmm-T2P8M…

2nd October 2024  admin  

Xildhibaan ka soo hor jeestay Mooshinka ay wadaan Xildhibaanada ka soo kala  jeeda beelaha leelkase, Carab saalax iyo Gaaljecel ee Balaarinta dekedda Boosaaso e gobolka Bari Xildhibaan Daahir Maxamuud Muuse oo ka mid ah Xildhibaanada laga soo doorta Puntland ayaa …