Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo Looga Hadlay Arrimaha Amniga, Xoojinta Mashaariicda Horumarineed, Shirka Kismaayo iyo Arrimo Kale oo Mihiima.    …

2nd October 2024  admin  

Goosashaddii beesha isaaq oo quus noqotay, ka dib markii Qaramada midoobey ay la taliye u noqotay gabadh ka soo jeeda Beesha Daarood ee ilaalisa midnimada Soomaaliya Wasiirka arrimaha dibadda dalka Kenya Marwo Amina Maxamed ayaa ka mid noqotay lataliyayaasha Madaxbanaan …

2nd October 2024  admin  

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Jamal Xasan Maxamed oo ay wehliyaan Xoghayaha Joogta ah ee Wasaaradda Abdi diirshe iyo Agaasimaha Xafiiska Ogolaanshaha Mashaariicda ee NOA Maxamaed Daahir Faarax, ayaa gaaray Dalka Germany, Halkaasi oo ay …

2nd October 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey dalka Sudan . . …