Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Kooxdii wada socotay ee  Ku Awr kacsanaysay Qalbi dhagax ayaa  isku khilaafay Af xumaddii Xildhibaan Fiqi …

2nd October 2024  admin  

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir Gudoomiyay kulanka khamiislaha ah ee golaha Wasirada. Labada Madaxweyne ku xigeen ayaa Madaxweynaha kala qayb galay shirkan oo ahaa mid caadi ah oo kamid ah kulamada Todobadlaha ah ee …

2nd October 2024  admin  

Joornaalada Carabta oo lagu qoro beesha Daarood ayaa Soomaaliya Kurdistaan ka ah   iyo kuwa Afrika oo lagu qoro Beesha Daarood ma degaan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdishi sidaas awgeed Soomaaliya Madaxweyne kama noqon karaan .  Maantana in lagu hanajabo in Soomaaliya …

2nd October 2024  admin  

Siyaasi kasta oo ka soo jeeday beesha HAwiye oo hub u qaatay dawladdii Cabdulaahi yuusuf, maanta xil weyn ayuu ka hayaa dawladda Xasan cali Kheyre Daahir Geele waa ninka dhexda ku jira Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudi Careebiya  Daahir …