Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Faysal Rooble iyo Maxamed Ingiriis oo  madasha Talo iyo tusaale ku heshiin waayey, oo Faysal Rooble ka  baxay Madashaas,  ka dib markii Ingiriis dayn waayey cayda Beel Soomaaliyeed midkoodii dhintay iyo midkii  noolaba    ayaa madaxweyne  Farmaajo maanta  Villa Soomaaliya ku …

2nd October 2024  admin  

Daawo mid ka mid ah Diyaaradaha rikaabka kuwooda ugu waa weyn ee  A380 oo caga dhiganaysa iyada duufaani  ku dul da’ayso. Garoonku waa Dusseldorf, Germany …

2nd October 2024  admin  

Odayaasha beesha Cise Maxameed ee Majeerteen ma oga miyaa in xalay kantaroolka Boosaso la soo weeraray oo dumar iyo Caruur lagu xasuuqay , Mase oga miyaa waa iyaga aan ka hadlin  in Buuraha  Calmadow iyo  Calmiskaad ay argagixiso ku jiraan. …

2nd October 2024  admin  

Caaqil Cawad Cali Xiireey oo Mindigale jooga haduu abaal u hayo Shacabka Puntland iyo madaxweynahooda Xaaji Cabdi Weli Gaas, sida ay noloshooda u bedeleen, Adiga oo Mombasa iyo Minneapolis jooga  oo Muufadu kuu bisishahay waa maxay sababta aad u mucaardaysaa  …